Geelle iyo Afwerki oo kulan ku yeeshay magaalada Jeddah

0
332

Isniin, September,17, 2018 (HOL)– Wuxuu ahaa kulan la sii saadaalinayay laakiin xiiso gooni xambaarsanaa kaddib markii madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Eritrea Ismaaciil Cumar Geelle iyo Isaias Afwerki kulan ku yeesheen magaaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.




SOURCE: Geelle iyo Afwerki oo kulan ku yeeshay magaalada Jeddah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.