Gen Caanood oo beeniyay in uu hub iyo ciidan la goostay

0
362

Axad, August, 19, 2018 (HOL)- Abaanduulihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo uu dhawaan madaxweyne Farmaajo xilkii ka qaaday ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar soo baxay oo sheegaya in uu la goostay gadiid dagaal iyo ciidan.




READ MORE FROM THE SOURCE: Gen Caanood oo beeniyay in uu hub iyo ciidan la goostay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.