Go’aanka Maxkamada Muxuu Ka Badali Karaa Sahminta Shidaalka Xadka Somaliya Iyo Kenya?

0
203

Dhagaysiga dacwada muran-badeedka u dhaxeeya Somalia iyo Kenya ayaa mar kale lagu balamay bisha lixaad sanadka 2020. Kenya waxay ku doodaysaa in xadkeedu uu barbarro la yahay loolka (dhulbaraha = 0).




SOURCE: Go’aanka Maxkamada Muxuu Ka Badali Karaa Sahminta Shidaalka Xadka Somaliya Iyo Kenya?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.