Gobolka Banaadir oo laga hirgeliyey Xafiiska Amniga heer Gobol

0
263

Isniin, July, 16, 2018 (HOL) – Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ah-na Ku-xigeenkiisa ee Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa xarigga ka jaray xafiiska Amniga Gobolka Banaadir oo qeyb ka ah qorsheyaasha ku qotoma dhammeystirka qaab-dhismeedka Amniga Qaranka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Gobolka Banaadir oo laga hirgeliyey Xafiiska Amniga heer Gobol

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.