Golaha Amaanka oo ku baaqay baaritaan deg deg ah oo la xiriira carruurtii duqeynta lagu dilay Yemen

0
380

Sabti, August, 11, 2018 (HOL)-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dalbaday in baadhitaan madax bannaan oo lagu kalsoon yahay lagu sameeyo duqayntii diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sucuudigu ku dileen carruurta badan ee reer Yemen.




READ MORE FROM THE SOURCE: Golaha Amaanka oo ku baaqay baaritaan deg deg ah oo la xiriira carruurtii duqeynta lagu dilay Yemen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.