Golaha Amaanka Qaramada Midoobey oo kulan ka yeelanaya eryiddii Nicholas Haysom

0
241

Khamiis, Janaayo, 03, 2019 (HOL)-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta gelinka dambe ka dooday xaaladaha dalka Soomaaliya kaddib markii dowladda Soomaaliya ay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ay ka eriday dalka.




SOURCE: Golaha Amaanka Qaramada Midoobey oo kulan ka yeelanaya eryiddii Nicholas Haysom

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.