Golaha Ammaanka ee QM oo ka hadlay Go’aankii DFS ku cayrisay Ergaygii QM u joogay Somalia

0
256

15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay sheegeen inay aad uga xun yihiin Go’aankii lagu soo cayriyey Ergaygii Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsanaa Arrimaha Somalia, Nicholas Hayesom. Diplomaasiyiinta waxay sheegeen inay xubnaha Golaha Ammaanka yeesheen Kulan albaabadda u xirnaa, oo ay kaga xaajoodeen Jawaabta ay ka bixin doonaan  Go’aankii ay DFS […]




SOURCE: Golaha Ammaanka ee QM oo ka hadlay Go’aankii DFS ku cayrisay Ergaygii QM u joogay Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.