Golaha Ammaanka ee QM oo kulan ka leh Go’aankii ay DFS ku cayrisay Nicholas Haysom

0
381

Kadib, markii ay DFS dhawaan ku dhawaaqday in dalka laga cayriyey Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsanaa Arrimaha dalka Somalia, Nicholas Haysom ayaa waxay caqabad Diplomaasiyadeed ka dhex abuurtay QM iyo DFS. Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inay caawa Kulankoodii Sannadlaha kaga hadlaan  Arrimaha Somalia, Go’aankii DFS ku soo cayrisay […]




SOURCE: Golaha Ammaanka ee QM oo kulan ka leh Go’aankii ay DFS ku cayrisay Nicholas Haysom

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.