Golaha ammaanka oo ka baaran dagaya warbixin laga soo saaray xaaladaha Eritrea iyo Soomaaliya

0
45

Sabti, October, 27, 2018 (HOL) – Guddiga Qaramada Midoobay ee la socodka xaaladaha dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa yeeshay wada xaajood aan rasmi ahayn oo ay ku eegayaan warbixinadii ugu dambeeyay ay guddiga soo saareen.




SOURCE: Golaha ammaanka oo ka baaran dagaya warbixin laga soo saaray xaaladaha Eritrea iyo Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.