Golaha amniga dowlad goboleedka Jubbaland oo dhaliilay taliska xoogga dalka [Sawirro]

0
115

Isniin, July, 02, 2018 (HOL)–Shirkan oo uu shir gudoominayay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ahaa shirkii billaha ahaa ee golaha amniga Jubbland, waxaana ka qeybgalay wasiirro ka tirsan Jubbaland, saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland, saraakiil ka kala socotay howlgalka AMISOM iyo kan Mareeykanka ee Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Golaha amniga dowlad goboleedka Jubbaland oo dhaliilay taliska xoogga dalka [Sawirro]

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.