Golaha Aqalka Sare iyo wakiilada QM iyo Midowga Afrika oo ka wada-hadlay dardargeliyay xallinta khilaafka DFS iyo Maamul-gobolleedyada

0
241

Axad, October, 28, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha golaha Aqalka sare Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiikiisa kula kulmay wakiilada gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka gaarka ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira.




SOURCE: Golaha Aqalka Sare iyo wakiilada QM iyo Midowga Afrika oo ka wada-hadlay dardargeliyay xallinta khilaafka DFS iyo Maamul-gobolleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.