Golaha Cusub ee Wasiirada DDSI oo la ansixiyey

0
224

Baarlamaanka dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha xukuummadda ee dhawaantan la hor keenay, kuwaasoo isugu jira wasiirro iyo maareeyeyaal. Magacyada xubnaha la ansixiyey ayaa kala ah 1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar 2 Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim 3 Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi 4 Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad 5 […]




SOURCE: Golaha Cusub ee Wasiirada DDSI oo la ansixiyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.