Golaha degaanka degmada Laascaanood oo ka horyimid biyo gelin la sheegay in magaalada laga fulin doono

0
4

Talaado, December, 17, 2019 (HOL)-Inta badan golaha degaanka degmada Laascaanood ayaa ka soo horjeestey mashruuc biyo gelin oo ay sheegeen in la siiyey shirkad degaanka laga leeyahay.




SOURCE: Golaha degaanka degmada Laascaanood oo ka horyimid biyo gelin la sheegay in magaalada laga fulin doono

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.