Golaha Guurtidda Somaliland oo go’aamiyey in la gubo buug muran badan dhaliyey

0
249

Axad, December, 23, 2018 (HOL) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa go’aan ka soo saaray buugii uu qoray wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo oo ay muddo dheer ka cabanayeen haweenka Somaliland inay ku jirto qaybo uu wax kaga sheegayo dumar Soomaaliyeed.




SOURCE: Golaha Guurtidda Somaliland oo go’aamiyey in la gubo buug muran badan dhaliyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.