Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Jubbaland oo taageeray howlgalka MD Axmed Madoobe uu sheegay in jubbooyinka looga saarayo Al-Shabaab

0
48

Kulan lagu taageerayey howl-galka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ka dhanka ah Al-shabaab islamarkanaa dhawaan ka bilaabanaya degmooyinka gobolka Jubada dhexe ee gacanta Al-shabaab ku jira ayaa lagu qabtay Magaalada Gaarisa. Kulankan oo ay ka horreeyeen kulamo kale oo isla arintan looga hadlayey waxaa soo qaban-qaabiyey xubnaha golaha wadatashiga iyo […]




SOURCE: Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Jubbaland oo taageeray howlgalka MD Axmed Madoobe uu sheegay in jubbooyinka looga saarayo Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.