Golaha wakiiladda Somaliland oo lix wasaaradood oo cashuuro kordhiyey ka saaray miisaaniyadda 2019-ka

0
70

Talaado, December, 25, 2018 (HOL)- Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta guddo gallay doodda miisaaniyada Qaranka, waxaana golaha ka hor akhriyey guddidda dhaqaalaha oo sheegay inay miisaaniyada ka saareen lix wasaaradood oo cashuuro ay kordhiyeen ku soo daray miisaaniyadda.




SOURCE: Golaha wakiiladda Somaliland oo lix wasaaradood oo cashuuro kordhiyey ka saaray miisaaniyadda 2019-ka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.