Golaha Wasiirada Galmudug oo amar la dul-dhigay (Wareegto)

0
81

Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa looga yeeray inay si deg deg ah ku tagaan Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud xilli khilaafka Madaxda Galmudug uu sii xoogeysanayo. Warqad ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa lagu sheegay in wasiirada Galmudug ay si deg deg ah ku tagaan Magalada Cadaado. Waxaa kaloo […]




SOURCE: Golaha Wasiirada Galmudug oo amar la dul-dhigay (Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.