Golaha Wasiirada Jubbaland oo kulan deg deg ah yeeshay

0
369

Madaxweynaha dowlad Goboleedka jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu magaalada kismaayo kulan kula qaatay golaha wasiirada maamulka Jubaland,iyadoo kulan looga hadlay arrimo dhowr. Kulanka uu shir guddoominayeyMadaxweyne Amed madoobe ayaa waxaa diirada lagu saaray xaalada amniga ee deegaanada uu maamulo jubbaland iyo sidii al shabaab looga saari lahaa deegaanada ay gacanta uga hayaan. Sidoo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Golaha Wasiirada Jubbaland oo kulan deg deg ah yeeshay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.