Golaha Wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimaynta

0
253

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL)– Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti-dhawrka, siyaasadda kormeerka iyo qiimaynta iyo Soo noolaynta barnaamijka waciyi-gelinta qaranka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Golaha Wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimaynta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.