Golaha Wasiiradda oo ka dooday saxiixyada hishiisyada caalamiga ah

0
142

Khamiis, September,13,2018 (HOL)-Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida qaranka iyo hannaanka saxiixyada heshiisyada caalamiga ah.




SOURCE: Golaha Wasiiradda oo ka dooday saxiixyada hishiisyada caalamiga ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.