Golaha wasiirrada oo ansixiyay Siyaasadda Shaqo Abuurka Qaranka

0
17

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa khamiista maanta ansixiyay siyaasadda shaqo abuurka qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.




SOURCE: Golaha wasiirrada oo ansixiyay Siyaasadda Shaqo Abuurka Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.