Golaha wasiirrada oo ka hadlay amniga, warbixinna ka dhageysatay wasiirrada Amniga iyo Gaashandhigga

0
55

Sabti, Maarso, 30, 2019 (HOL)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Guddoomiyay shir aan Caadi ahayn oo golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar ahaan sugidda amniga caasimadda.




SOURCE: Golaha wasiirrada oo ka hadlay amniga, warbixinna ka dhageysatay wasiirrada Amniga iyo Gaashandhigga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.