Golaha Wasiirrada Puntland oo la dhaariyey

0
37

Talaado, Feberaayo, 12, 2019 (HOL)- Golaha Xukuumadda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay madaxweynaha Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe.




SOURCE: Golaha Wasiirrada Puntland oo la dhaariyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.