Golaha wasiirrada Soomaaliya Oo Meel Mariyay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

0
229

Khamiis, May, 02, 2019 (HOL)- Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta.




SOURCE: Golaha wasiirrada Soomaaliya Oo Meel Mariyay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.