Goormee ayuu furmayaa Shirka Shidaalka Soomaaliya ee Magalada london?

0
148

Magalada london ee dalka Ingiriiska ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay dowladda Soomaaliya sheegtay in lagu soo bandhigayo ama suuqgeyn loogu sameynayo Shidaalka Soomaaliya. Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka ayaa ah mid muran badan dhaliyay,isla markaana dad u badan Siyaasiyiin ay shirkaasi ku sheegeen mid lagu xaraashayo qeyb ka […]




SOURCE: Goormee ayuu furmayaa Shirka Shidaalka Soomaaliya ee Magalada london?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.