Arbaco, June, 27, 2018 (HOL)–Kaddib Qaraxii uu ka badbaaday madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa, ayuu ku eedeeyay in Qaraxaasi ay ka danbeysay sida uu hadalka u dhigay Grace Mugabe oo ah xaaska madaxweynihii hore ee dalkaasi.
READ MORE FROM THE SOURCE: Grace Mugabe oo lagu eedeeyay Qaraxii Zimbabwe