GRIEZMANN OO GO’AAN KA GAARAY MUSTAQBALKIISA.

0
51

Xidiga kooxda Atletico Madrid Antonie Griezmann ayaa waxaa uu go’aan rasmi ah ka gaaray mustaqbalkiisa mudooyinkaanba uu muranka aadka u xoogan ka taagnaa iyadoona hadalka kasoo yeeray uu farxad geliyay Jamaahiirta koxoda Atletico.
Greizmann ayaa sheegay in uusan meelna uga socon Kooxda haatan uu joogo islamarkaana xaalad wanaagsan uu ku jiro maadaama uu kooxdiisa kula guulaystay xili ciyaareedkii dhawaan dhamaaday Europe Leage.
warar kala duwan ayaa soo baxayay ilaa suuqii kan ka horeeyay oo ku aadaanaa in xidigan uu boorsooyinkiisa ka xer xerandoono Naadigiisa uuna u baqooli doono kooxda Barcelona.
Barcelona ayaa waxaa ay Baadi goob xoogan ugu jirtaa Xidigan iyagoona dhaqaale waali ah ku doonaya balse waxaa ay u muuqdaan in ay ku fashilmeen.
Haatan xidigan ayaa soo gaba gabeeyay Xantii joogtada ahayd ee laga faafin jiray mustaqbalkiisa Kooxda Atletico.




READ MORE FROM THE SOURCE: GRIEZMANN OO GO’AAN KA GAARAY MUSTAQBALKIISA.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.