Guddi baaraya weerarkii Hotel Saxafi & Tuutihii ay wateen Raggii weeraray

0
367

Guddiga Difaaca Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Magacaabay guddi baaritaan ku sameeya weerarkii Hotelka Saxafi iyo sida ay ku heleen tuutihii ay wateen raggii weerarka soo qaaday. Qoraal guddigaas Maanta ka soo baxay oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Xuseen Carab Ciise ayaa waxaa lagu sheegay in baaritaan dhab ah weerarkaas lagu sameyn […]




SOURCE: Guddi baaraya weerarkii Hotel Saxafi & Tuutihii ay wateen Raggii weeraray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.