Guddi wasiirro Puntland iyo Federaalka ah oo ku shiraya Garoowe

0
327

Khamiis, August, 02, 2018 (HOL)–Dadaallada lugu raadinnayo qabsoomida shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirrada Federaalka oo ka dhaca Garoowe ayaa wali socda, markii shirka ay ka horyimaadeen xubno ka tirsan Puntland.




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddi wasiirro Puntland iyo Federaalka ah oo ku shiraya Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.