Guddida fulinta ee Xisbiga UCID oo sheegay inay ku xigeenkii xisbiga xilkii ka qaadeen

0
43

Axad, Janaayo, 13, 2019 (HOL)-Guddida fulinta ee xisbiga UCID ayaa sheegay inay xilkii iyo xubinimadii xisbiga ka qaadeen gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Cabdinaasir Maxamed Buunni ka dib markii guddida anshaxa guddida fulinta usoo gudbiyeen dacwadiisa.




SOURCE: Guddida fulinta ee Xisbiga UCID oo sheegay inay ku xigeenkii xisbiga xilkii ka qaadeen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.