Guddidii dhexdhexaadinta xukuumada iyo xisbiga mucaaradka oo go’aan soo saartay

0
3

Isniin, December 16, 2019 (HOL )– Guddidii dhexdhexaadinta ka waday xukuumadda iyo labada xisbi mucaaradka ayaa soo jeediyey laba go’aan oo ay xal u arkaan in lagu dhameeyo muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka.




SOURCE: Guddidii dhexdhexaadinta xukuumada iyo xisbiga mucaaradka oo go’aan soo saartay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.