Guddiga Amniga oo faah faahin ka bixiyay howlgallo laga sameeyay magaalada Muqdisho

0
88

Isniin, April, 01, 2019 (HOL)– Saacadihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah howlgal lagu xaqiijinayo nabad-galyada ka sameeyay ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya, waxaana uu howlgalkan qeyb ka noqonayaa amarkii ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir ee la xiriiray sugida Amniga magaalada.




SOURCE: Guddiga Amniga oo faah faahin ka bixiyay howlgallo laga sameeyay magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.