Guddiga Aqalka Sare oo ka hor-yimid shirka shidaalka Soomaaliya ee London

0
138

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hor-yimid shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo.Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha guddiga xildhibaan Ilyaas Cali Xasan ayaa lagu sheegay  in shirkan uu yahay sharci-darro, islamarkaana Soomaaliya aysan qaban karin shir noocan oo kale ah ilaa laga ansixiyo sharciga shidaalka dalka. Hoos ka aqriso qoraalka.




SOURCE: Guddiga Aqalka Sare oo ka hor-yimid shirka shidaalka Soomaaliya ee London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.