Guddiga Difaaca Aqalka Sare iyo Taliyayaasha Ciidamada oo kulmay

0
4

Axad, December, 15, 2019 (HOL)-Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Taliyayayaasha Ciidamada Qalabka ee dalka Soomaaliya.




SOURCE: Guddiga Difaaca Aqalka Sare iyo Taliyayaasha Ciidamada oo kulmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.