Guddiga difaaca : Waxaa jirta habacsanaan Amni

0
69

Jimco, October, 12, 2018 (HOL)–Guddiga difaaca baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay ay jirto habacsanaan dhinaca amniga, kaddib warbixin ay baarlamaanka ka siiyeen amaanka guud ahaan dalka.




SOURCE: Guddiga difaaca : Waxaa jirta habacsanaan Amni

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.