Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la Magacaabey

0
302

Waxaa Maanta Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaas. Kulanka ayaa marka hore waxa ay Xildhibaanada uga doodeen mooshinkii ay ka keeneen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug,iyaga oo halkaasi ku soo bandhigay waxyaabaha ay ku eedeynayaan. Doodheer kadib xildhibaanada ayaa ku balamay in maalinta berito ah codka kalsooniada loo […]




SOURCE: Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la Magacaabey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.