Guddiga doorashada madaxweynaha oo shaaciyay Sharuudaha doorashada madaxweynaha Puntland

0
541

Garowe (Caasimada Online)-Guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland ayaa shaaciyay sharuudaha laga doonayo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.Guddiga Doorashada ayaa shaaciyay in Musharaxii u tartamaya Madaxweynaha cusub ee Puntland laga rabo lacag dhan   20,000 $ ,isla markaana Musharaxii u tartmaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland laga doonayo in uu bixiyo lacag dhan 10,000 oo doolar.Guddigan ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha ay dhaceyso 8 Janaayo, waxaana u taagan musharixiin badan oo ka badan 25 musharax.Hoos ka akhriso sharuudaha musharixiinta




SOURCE: Guddiga doorashada madaxweynaha oo shaaciyay Sharuudaha doorashada madaxweynaha Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.