Guddiga Golaha Aqalka sare ee xallinta khilaafka dowladda dhexe iyo maamul-gobolleedyada oo gaaray Garoowe

0
110

Axad, September, 16, 2018 (HOL) –Guddi uu Aqalka sare u saaray xallinta khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad-gobolleedyada xubno ka mid ah ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.




SOURCE: Guddiga Golaha Aqalka sare ee xallinta khilaafka dowladda dhexe iyo maamul-gobolleedyada oo gaaray Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.