Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta oo sabti ah isugu yimid kullankoodii caadiga ahaa,waxayna kaga arrinsadeen ka tashiga taariikhda xiritaanka kalafadhiga 3-aad ee Golaha Aqalka sare. Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi oo ay wehlinayeen Labadiisa ku-xigeen,waxaana markii uu kullanka soo idlaaday warbaahinta u faah faahiyay waxyaabihii […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Guddiga joogtada Golaha Aqalka Sare oo kulan muhiim ah yeeshay