Guddiga nabaddaynta gobolka Mudug oo diyaariyay Xeer

0
129

Sabti, September, 15, 2018 (HOL)–Guddiga madasha nabaddaynta gobolka Mudug ayaa maanta ku soo bandhigay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug xeer ,si xal waara looga gaaro colaadda iyo dagaallada soo noq noqday.




SOURCE: Guddiga nabaddaynta gobolka Mudug oo diyaariyay Xeer

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.