Guddigii Aqalka sare ee xal raadinta oo ka ambabaxay Magalada Muqdisho

0
127

Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale madaxda Dowlad Goboleedyada dhexdooda ayaa saaka ka ambabaxay Magaaladda Muqdisho. Wafdigan ayaa ku wajahan Dowlad Goboleedka Puntland, Ujeedka Safarka […]




SOURCE: Guddigii Aqalka sare ee xal raadinta oo ka ambabaxay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.