Talaado, December, 31, 2019 (HOL)-Xaalada degmada Dhuusa-Mareeb ayaa saakay deggan kaddib iska horimaad xalay ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca.
SOURCE: Guddiyo ku howlan xalinta iska horimaadkii xalay ka dhacay degmada Dhuusa-Mareeb