Guddomiyaha Bankiga dhexe oo Hay’adaha Amniga farey in tallaabo laga qaado Shaqsiyad abuuraya sicir barar

0
123

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali ayaa ka warbixiyay lacagaha cusub ee dalka loo soo daabacayo iyo sare u kaca ku yimid qiimaha sarifka Shilin Soomaaligaa. Bashiir Ciise Cali ayaa tilmaamay in sicir kororka ku yimid Shilin Soomaaliga ay ka dambeeyaan shaqsiyaad dambiilayaal ah oo qalqal gelinayo nolosha bulshada Soomaaliyeed, […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddomiyaha Bankiga dhexe oo Hay’adaha Amniga farey in tallaabo laga qaado Shaqsiyad abuuraya sicir barar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.