Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo qabtay mooshin ka dhan ah madaxweyne Waare

0
284

Jicmo, October, 05, 2018 (HOL) –Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ugu danbeyntii qabtay mooshin ka dhan ah madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.




SOURCE: Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo qabtay mooshin ka dhan ah madaxweyne Waare

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.