Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulamo la qaatay safiirrada Ingiriiska iyo Sacuudiga

0
35

Sabti, December, 08, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulamo gaar gaar ah maanta la qaatay safiirrada Ingiriiska iyo Sacuudi Carabiya u fadhiya magaalada Muqdisho.




SOURCE: Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulamo la qaatay safiirrada Ingiriiska iyo Sacuudiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.