Guddoomiyaha Barlamaanka JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Jigjiga

0
30

Arbaco, November, 13, 2019 (HOL)-Waxaa maanta galinkii dambe magaalada Jigjiga soo gaaray Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.




SOURCE: Guddoomiyaha Barlamaanka JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Jigjiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.