Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo iska caabin kala kulmay gobolka Sanaag

0
72

Axad, December, 29, 2019 (HOL)- Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta iska caabin lagala hortagay xilli uu ku wajahnaa degmada Badhan ee bariga gobolka Sanaag.




SOURCE: Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo iska caabin kala kulmay gobolka Sanaag

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.