Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo ku shaqo bilaabay xafiiska looga arrimiyo maamulka gobolka

0
53

Khamiis,July, 11, 2019 (HOL)-Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa u fariistay maanta xafiiska looga arrimiyo maamulka gobolka Hiiraan, iyadoo dhinaca kalana wali uu taagan yahay khilaafkii ka dhashay xil ka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.




SOURCE: Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo ku shaqo bilaabay xafiiska looga arrimiyo maamulka gobolka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.