Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo xilka la wareegay

0
49

Sabti, July, 13,2019 (HOL)- Munaasabadan xil wareejinta ah oo aheyd mid siweyn loo wada sugayay ayaa ugu danbeyntii ka dhacday xarunta maamulka gobolka Hiiraan, iyadoo ay ka qeybgalleen mas’uuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.




SOURCE: Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo xilka la wareegay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.