Guddoomiyaha degmada Hodan oo Maanta xilkii laga qaaday

0
471

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu xilka qaadis ku sameeyey Guddoomiyaha degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo,iyada oo xil kale loo Magacaabay . Maxamed Axmed Cantoobo ayaa waxaa sidoo kale loo Magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee Arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Banaadir,kaas oo uu horay u […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Guddoomiyaha degmada Hodan oo Maanta xilkii laga qaaday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.